Ireland: “Lama aqbali karo awooda ciidan ee DF u adeegsatay dibed-baxayaasha”

Dowlada Ireland ayaa si kulul u cambaareysay rabshadihii todobaadkii hore ka dhacay magaalada Muqdisho Danjiraha Ireland u fadhida QM Byrne Nason oo ka hadleysay kulankii Golaha amaanku xalay ka yeeshay xaalada Somalia ayaa si kulul uga hadashay shaqaaqooyinkii ka dhacay Muqdisho iyo Awoodda ciidan ee Dowladda u adeegsatay dadkii bannaanbaxyada sameynayey. “Jidadka Muqdisho maalmihii la … Continue reading Ireland: “Lama aqbali karo awooda ciidan ee DF u adeegsatay dibed-baxayaasha”